Qeexid
"T. ah: aan caaqibo dambe la-hayn."
"T. ah: aan caaqibo dambe la-hayn."
Wadaag:
(-syo, m.dh) Aalad wararka la isugu tabiyo oo awtomatig ah.
m.l
Wadaag:
(tegno.) Hab isgaarsineed lagu gudbiyo wararka maqalka iyo muuqaalka. Qaybta ugu muhiimsan hab isgaarsiinta waa kamarada telifishanka oo wararka aragga u beddesha sinyaale danabeed, raacaya mareegta si loogu habeeyo hirarka baaha. Herarkaasi marka ay soo qaadhaan qaybta telefishinka, waxa uu telefishinku u beddelaa hummaag ka muuqda iskiriinka. ld telefisyoon.
m.l
Wadaag:
Qof aqoon u leh farsamada teleefoonka.
Qof ka shaqeeya xiriirinta teleefoonka.
m.l
Wadaag: