Qeexid
"Ku t.: meel u socosho."
[-iyay, -isay]
temmad yay
temmad say
f.mg2"Ku t.: meel u socosho."
Wadaag:
Qof ama wax kale oo astaamo ama tilmaamo gaar ah leh, calaamaysasho, soo aadid, ku soo aroorid, u qasdid; ku hirasho; abbaarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax qiimo ama tixgelin gaar ah siin.
Qof xurmayn. ld tammin2.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag: