[-iyay, -isay]
temmed yay
temmed say
"Wax qiimayn."
Wadaag:
eeg temmedi.
m.f.dh
Ku t.: meel u socosho.
f.mg2
-iyay, -isay
Ood, qoryo iwm xiriir isu dhigid. ld teed2.
f.g2
Qiime, sicir. ld tammin1.
m.l
Wax qiimo ama tixgelin gaar ah siin.
Qof xurmayn. ld tammin2.
f.mg1
-nay, -ntay
eeg temmadi.
ld tamminid.