Qeexid
(-tyo, m.dh) (c.fal.) Aalad loo isticmaalo qiyaasta fogaan xagleedka kacsan iyo tan fuqa ah, waxana lagu sameeyaa diirad, taasoo dhaqdhaqaaqeeda si sax ah loo xukumi karo.

magac / noun
Lab / masculine
Wadaag: