Qeexid
"Wax u malayn."
[-xay, -xday]
tibaax2 ay
tibaax2 day
f.g1"Wax u malayn."
Wadaag:
War aan xaqiiqdiisa la hubin.
Qaabka xisaabta aljebriga.
ld tibaaxid.
m.l
Wadaag:
Meel dhir ama dad badan leh xoog ku dhex marid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
(-bab/-bo, m.l) Ul weyn oo siyaalo kala duwan loo isticmaalo, badarkana lagu tumo.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -tixi) Wax iniino ah, dhexda ka daloola dun iskula xiriirin.
f.g1
Wadaag: