Qeexid
"Qof tib ku garaacid."
Qeexid Xigta
Wax tib ku tumid.
[-beeyay, -baysay]
tibe eeyay
tibe aysay
f.g2"Qof tib ku garaacid."
Wax tib ku tumid.
Wadaag:
(-bab/-bo, m.l) Ul weyn oo siyaalo kala duwan loo isticmaalo, badarkana lagu tumo.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.l) Saxan macdan ama maar ka samaysan, ballaaran oo cuntada lagu cuno.
m.l
Wadaag:
Wax meel dhoobid.
Xoolo badan meel marid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Cid masabidid.
U r.: cid u hanjabid.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
Badar iwm wax sibxanaya ka dhigid.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag: