Qeexid
"(-iyo, m.l) Saxan macdan ama maar ka samaysan, ballaaran oo cuntada lagu cuno."
"(-iyo, m.l) Saxan macdan ama maar ka samaysan, ballaaran oo cuntada lagu cuno."
Wadaag:
(-bab/-bo, m.l) Ul weyn oo siyaalo kala duwan loo isticmaalo, badarkana lagu tumo.
m.l
Wadaag:
Qof tib ku garaacid.
Wax tib ku tumid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Nooc ka mid ah qaadka oo ka yimaada magaalada Ticis ee dalka Yemen.
m.l
Wadaag: