Qeexid

"(-amay, -antay; -ami) Timo, xarig iwm wax la tidcay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tidcan oo kali ah:
  • Wuxuu Muuse raaciyey "annagu haddaan nahay reer Tidcane markii hore waxaan haysan jirney arrimaha gudaha laakiin hadda waxba ma haysano, wallee dawladdaani mid sii socon doonta iilama muuqato".
  • Baabuurkii wuxuu gebi dhacleeyaba waa iyo gabadh timo tidcanayd iyaku dhulba ulama ay dhicin naf oo kolkiiba waa ay ka koktay,waxa ay madaxa ku dhufteen geed galool ah oo uu gaadhigu jiidhay baaxaadeggii.