Qeexid
"Xarig soohasho."
Qeexid Xigta
Timo tidcasho.
[-caday, -catay]
tidc aday
tidc atay
f.g3"Xarig soohasho."
Timo tidcasho.
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Timo, xarig iwm wax la tidcay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Timo, xarig iwm wax tidcay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (dii.) Dhaqan diimeed cusub oo aan diinta Islaanka ka mid ahayn oo lagu soo daro.
m.dh
Wadaag:
(-dcay, -dicaday; -dci) Dun, xarig, timo iwm hab gaar ah isugu soohid.
f.g1
Wadaag: