Qeexid
".r Cod lagu muujiyo dhibcidda."
".r Cod lagu muujiyo dhibcidda."
Wadaag:
(-faf, m.l) T. ah: wax buuxa oo aan dhinnayn.
Cad ama daliig dun ah ama caws.
Dhibcidda.
m.dh
Wadaag:
Qori wax dhuuban ka dhigid.
Wax duf ka rifid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Nin ciidan ka tirsan oo dhar cad ah oo dadka dabagala; jaajuus.
m.l
Wadaag:
(-fqay, -fiqday; -fqi) Hoore dhibic-dhibic u soo dhicid. ld tifiqlee, tiflee, tifqaan.
f.mg1
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Rimid waqtiga uu da'o roobka ugu horreeya (xoolo).
f.mg1
Wadaag:
Marin ka habaabid. ld khaddif2.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag: