Qeexid

"ld tifaftirid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tifaftir oo kali ah:
  • JILBO-DHIIG: Sheekadan waxa qoray Xasan Faarax, waxana Tifaftiray Axmed Ducaale Q: 29aad.
  • Sheekadan waxa qoray, iskuna soo duba riday Xasan Faarax Maxamed oo ah nin dhalinyaro ah oo reer Somaliland ah, isla markaana ah nin da’ yar oo qoraa ah, waxaana tifaftiray A. Ducaale, sidoo kale waxa isna qoraalka kombiyuutarka kala bogtay M/Amin Jibril.