Qeexid
"War iwm si bayaan ah oo qeexan u sheegid."
[-ray, -rtay]
tifaftir2 ay
tifaftir2 tay
f.g1"War iwm si bayaan ah oo qeexan u sheegid."
Wadaag:
(nax.) Curiye tifatira mid kale (tus.: ninkan, “kan” ayaa tifaftire ah).
m.l
Wadaag:
Wax la tifaftiray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(nax.) Curiyaha la tifaftiro sida “ninkan” (“nin” ayaa ah midka tifaftiran).
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax af la' kadhigid (qalab wax gooya).
(f.mg) Qof af utirid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Nin ciidan ka tirsan oo dhar cad ah oo dadka dabagala; jaajuus.
m.l
Wadaag:
Neef ku soo biiray xayn xoola ah la collobid, hinaaso awgeed.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: