Qeexid
"Wax la tifaftiray ahaansho."
[-rnaa, -rnayd]
tifaftiran naa
tifaftiran nayd
f.mg4"Wax la tifaftiray ahaansho."
Wadaag:
(nax.) Curiyaha la tifaftiro sida “ninkan” (“nin” ayaa ah midka tifaftiran).
m.l
Wadaag:
War iwm si bayaan ah oo qeexan u sheegid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(nax.) Curiye tifatira mid kale (tus.: ninkan, “kan” ayaa tifaftire ah).
m.l
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Nin ciidan ka tirsan oo dhar cad ah oo dadka dabagala; jaajuus.
m.l
Wadaag: