Qeexid
"(nax.) Curiyaha la tifaftiro sida “ninkan” (“nin” ayaa ah midka tifaftiran)."
"(nax.) Curiyaha la tifaftiro sida “ninkan” (“nin” ayaa ah midka tifaftiran)."
Wadaag:
Wax la tifaftiray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
War iwm si bayaan ah oo qeexan u sheegid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(nax.) Curiye tifatira mid kale (tus.: ninkan, “kan” ayaa tifaftire ah).
m.l
Wadaag: