Qeexid
"eeg tifaftiran. ld tifaf tirnaansho."
"eeg tifaftiran. ld tifaf tirnaansho."
Wadaag:
Wax la tifaftiray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(nax.) Curiye tifatira mid kale (tus.: ninkan, “kan” ayaa tifaftire ah).
m.l
Wadaag:
War iwm si bayaan ah oo qeexan u sheegid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(nax.) Curiyaha la tifaftiro sida “ninkan” (“nin” ayaa ah midka tifaftiran).
m.l
Wadaag:
eeg arratiran. ld arrad tirnaan, arrad-tirnaansho, arratirnaan-sho.
m.f.dh
Wadaag:
eeg tiqraaran. ld taqraarnaan, taqraarnaansho, tiqraar naansho.
m.f.dh
Wadaag: