Qeexid
"(-imay, -intay; -imi) Rimid waqtiga uu da'o roobka ugu horreeya (xoolo)."
"(-imay, -intay; -imi) Rimid waqtiga uu da'o roobka ugu horreeya (xoolo)."
Wadaag:
/dh (-imo, m.l) Daliigo jillicsan oo dunta u eg oo oogada dadka iyo nafleeyda kale qaarkeed ka soo baxa, mid ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Qori wax dhuuban ka dhigid.
Wax duf ka rifid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-faf, m.l) T. ah: wax buuxa oo aan dhinnayn.
Cad ama daliig dun ah ama caws.
Dhibcidda.
m.dh
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Nin ciidan ka tirsan oo dhar cad ah oo dadka dabagala; jaajuus.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qori dhulka lagu aaso si loogu adkeeyo wax la dhisayo.
m.l
Wadaag: