Qeexid
(-fyo, m.dh) Nin ciidan ka tirsan oo dhar cad ah oo dadka dabagala; jaajuus.
(-fyo, m.dh) Nin ciidan ka tirsan oo dhar cad ah oo dadka dabagala; jaajuus.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh.sh
Qeexid: .r Cod lagu muujiyo dhibcidda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Qori wax dhuuban ka dhigid.
Qeexid Xigta: Wax duf ka rifid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-faf, m.l) T. ah: wax buuxa oo aan dhinnayn.
Qeexid Xigta: Cad ama daliig dun ah ama caws.
Qeexid Kale: Dhibcidda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Hoore dhibic dhibic u sii deyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg tiftifsii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Wax sarsarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-faf, m.l) Kolay maqaar ama maro ka samaysan oo badarka iwm lagu shubto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: War iwm si bayaan ah oo qeexan u sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld tifaftirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -fnaa, -fnayd
Qeexid: Wax la tifay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (nax.) Curiye tifatira mid kale (tus.: ninkan, “kan” ayaa tifaftire ah).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg tif3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.sh
Qeexid: .r Dhibicda dhiciddeeda ama iyada lafteeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-fqay, -fiqday; -fqi) Hoore dhibic-dhibic u soo dhicid. ld tifiqlee, tiflee, tifqaan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld tifaftir1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la tifaftiray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-imay, -intay; -imi) Rimid waqtiga uu da'o roobka ugu horreeya (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld tifiqlayn, tifleyn, tifqaamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: eeg tifiq2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]