Qeexid
"eeg tiftifsii."
"eeg tiftifsii."
Wadaag:
Hoore dhibic dhibic u sii deyn.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(-fyo, m.dh) Nin ciidan ka tirsan oo dhar cad ah oo dadka dabagala; jaajuus.
m.l
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Rimid waqtiga uu da'o roobka ugu horreeya (xoolo).
f.mg1
Wadaag:
(-nno, m.dh) Imbili dhexda dun laga gashay oo carruurtu ku ciyaarto.
m.l
Wadaag: