Qeexid

"Bahal jiirka u eg oo leh lugo dhaadheer iyo jeenyo aad u gaagaaban."

Qeexid Xigta

(- go, m.l) Gaari yar oo saddex garan-garood (mid hore iyo labo dambe).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine