Qeexid
"Hal lug ku boodid."
[-stay, -satay]
tigays tay
tigays atay
f.mg3"Hal lug ku boodid."
Wadaag:
Cid, koox maskaxdeeda soo jiidasho.
Ciidan si habaysan meel ugu safasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Xag ka maalid ( xoolo irmaan).
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Bahal jiirka u eg oo leh lugo dhaadheer iyo jeenyo aad u gaagaaban.
(- go, m.l) Gaari yar oo saddex garan-garood (mid hore iyo labo dambe).
m.dh
Wadaag:
Weel wax la tigtigay ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Naag ka dhigasho.
Naag xiriir galmo la yeelasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: