Qeexid
"Wax la tolayo ama la xirayo dhuujin."
[-gay, -gtay]
tigtig2 ay
tigtig2 tay
f.g1"Wax la tolayo ama la xirayo dhuujin."
Wadaag:
Weel wax la tigtigay ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Bahal jiirka u eg oo leh lugo dhaadheer iyo jeenyo aad u gaagaaban.
(- go, m.l) Gaari yar oo saddex garan-garood (mid hore iyo labo dambe).
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qori dhulka lagu aaso si loogu adkeeyo wax la dhisayo.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Warqad hab gaar ah u samaysan oo ay ku qorantahay lacagta qofku baxsho oo dano badan loo istic-maalo. ld tikid.
m.l
Wadaag: