"eeg tigtigan. ld tigtig naansho."
Wadaag:
/dh ld tigtignaan.
m.l
Weel wax la tigtigay ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wax la tolayo ama la xirayo dhuujin.
f.g1
-gay, -gtay
ld tigtigid.
Weel iwm xarig ku dhuujin.
f.g3
-gtay, -gatay
eeg ligan.
m.f.dh
ld cignaansho.
eeg sigan. ld signaansho.
eeg tifan. ld tifnaansho.
ld tigtig1.
eeg tiran. ld tirnaansho.
ld taxnaan.
m.dh
ld tognaansho.
ld dhignaansho.
eeg taagan. ld taag-naansho.
eeg rigrigan. ld rigrig naansho.
eeg tigtigo.
ld tidcanaansho.
eeg tirsan. ld tirsanaansho.
eeg tiirsan. ld tiirsa-naansho.