Qeexid
"Cid luudin."
[-iyay, -isay]
tiic yay
tiic say
f.g2"Cid luudin."
Wadaag:
Nafley xarrago, xanuuun iwm la dheeldheeliyid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Qodobka 'ta' oo noqda 'tii' kolka uu ka dabadhaco magac dhaddig, qof ka hadlaya iyo qofka lala hadlayo isla ogyihiin ama yaqaanniin. Tus. āAaway baastadii aad karisay?ā.
q.dh
Wadaag:
kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo dheddig ah oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn. Tus. āWaxaan arkay tii qortay buuggan?ā.
mu.ac.dh
Wadaag:
(-faf, m.l) Kolay maqaar ama maro ka samaysan oo badarka iwm lagu shubto.
m.l
Wadaag:
(-rar,m.l) Qori sida usha u toosan oo xoog badan oo badanaa dheer oo inta dhulka lagu mudo wax celiya ama xoog tara; udub.
Dhis kasta oo qaabka iyo waxtarka tiirka leh.
T.ka kalabbarka mara oo caaradda iyo salka isu haya (caleen, waran iwm). 4. Kan u dhexeeya sanka labadiisa dul.
m.l
Wadaag:
Dadaal iyo xoon aan jirin iska doonid, iska raadin.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Cid socod ku fogaansho.
Ku t.: cid aad ugu xadgudbid.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Geed aan caleemo lahayn oo korkiisa qodxo ku wada rogon; miraha geedkaas.
Macdan.
m.l
Wadaag: