Qeexid
"Wax sarsarid."
[-fay, -ftay]
tiif2 ay
tiif2 tay
f.g1"Wax sarsarid."
Wadaag:
(-faf, m.l) Kolay maqaar ama maro ka samaysan oo badarka iwm lagu shubto.
m.l
Wadaag:
kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo dheddig ah oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn. Tus. “Waxaan arkay tii qortay buuggan?”.
mu.ac.dh
Wadaag:
Qodobka 'ta' oo noqda 'tii' kolka uu ka dabadhaco magac dhaddig, qof ka hadlaya iyo qofka lala hadlayo isla ogyihiin ama yaqaanniin. Tus. “Aaway baastadii aad karisay?”.
q.dh
Wadaag:
Nafley xarrago, xanuuun iwm la dheeldheeliyid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Farsamo aan hore u jiri jirin curin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
tiifowga maqaarka m.l (daaw.) Mid kasta oo ka tirsan koox infekshin ah oo uu keeno “Rickettsiae”. Astaamo: madax xanuun daran, finan jirko dhan ku faafsan, qandho badan oo muddo dheer socota iyo isku daran.
Wadaag:
Badar, digir iwm oo la tumayo ama la shiiday biyo yar ku qoyn.
Caddayn, qurxin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Dadaal iyo xoon aan jirin iska doonid, iska raadin.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Si loo nasto dhinaca dhulka dhigid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Ereyo huruuf ku jiro cid aan la jeclayn u jeedin. ld huuf2.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Cid socod ku fogaansho.
Ku t.: cid aad ugu xadgudbid.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag: