Qeexid

"tiifowga maqaarka m.l (daaw.) Mid kasta oo ka tirsan koox infekshin ah oo uu keeno “Rickettsiae”. Astaamo: madax xanuun daran, finan jirko dhan ku faafsan, qandho badan oo muddo dheer socota iyo isku daran."

Wadaag: