Qeexid
"Socod degdeg ah oo meel lagu gaaro."
Qeexid Xigta
ld tiigsahso.
"Socod degdeg ah oo meel lagu gaaro."
ld tiigsahso.
Wadaag:
Cid socod ku fogaansho.
Ku t.: cid aad ugu xadgudbid.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Bahal jiirka u eg oo leh lugo dhaadheer iyo jeenyo aad u gaagaaban.
(- go, m.l) Gaari yar oo saddex garan-garood (mid hore iyo labo dambe).
m.dh
Wadaag:
Koronto.
Siraad gaas lagu shubo oo la neefiyo oo iftiin xoog badan bixiyo.
T. ah: xarig saddex dhudood ah oo isku soohan.
m.l
Wadaag:
Wax durugsan gaaritaankooda ku dadaalid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Qodobka 'ta' oo noqda 'tii' kolka uu ka dabadhaco magac dhaddig, qof ka hadlaya iyo qofka lala hadlayo isla ogyihiin ama yaqaanniin. Tus. “Aaway baastadii aad karisay?”.
q.dh
Wadaag:
kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo dheddig ah oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn. Tus. “Waxaan arkay tii qortay buuggan?”.
mu.ac.dh
Wadaag:
Nafley xarrago, xanuuun iwm la dheeldheeliyid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
(-faf, m.l) Kolay maqaar ama maro ka samaysan oo badarka iwm lagu shubto.
m.l
Wadaag:
Dadaal iyo xoon aan jirin iska doonid, iska raadin.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag: