Qeexid
"Ul weyn oo dheer."
Qeexid Xigta
ld tiig1.
"Ul weyn oo dheer."
ld tiig1.
Wadaag:
Wax durugsan gaaritaankooda ku dadaalid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Cid socod ku fogaansho.
Ku t.: cid aad ugu xadgudbid.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
eeg tiigso. ld tiig (2), tiigaal, tiigsad, tiigsi.
m.f.dh
Wadaag:
tirosin aritmatig m.dh (xis.) Tirosinka aritmatig ee urur ka kooban n-tiro waa wadarta n-da tiro oo loo qaybiyey tirada tirooyinka. Tusaale ahaan, tirosinka aritmatig ee ururka {1, 4, 3, 0, 1, 2,i 1, 4} waa (1+4+3+0+1+2+1+4): 8 = 16 : 8 = 2.
Wadaag:
/dh (-imo, m.l) Daliigo jillicsan oo dunta u eg oo oogada dadka iyo nafleeyda kale qaarkeed ka soo baxa, mid ka mid ah.
m.l
Wadaag:
kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo dheddig ah oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn. Tus. “Waxaan arkay tii qortay buuggan?”.
mu.ac.dh
Wadaag:
Nafley xarrago, xanuuun iwm la dheeldheeliyid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Qodobka 'ta' oo noqda 'tii' kolka uu ka dabadhaco magac dhaddig, qof ka hadlaya iyo qofka lala hadlayo isla ogyihiin ama yaqaanniin. Tus. “Aaway baastadii aad karisay?”.
q.dh
Wadaag: