Qeexid

"Daal iyo xoog aan jirin oo la iska doono."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tiil oo kali ah:
  • Marxuumka ayaa waxaa ka muuqday jirkiisa rasaas kaga tiilay wadnaha iyo garabka oo la rumeysan yahay inay tahay rasaaastii lagu dilay lamana yaqaan in halkaasi lagu dilay iyo in la soo dhigay sidoo kale lama oga cida dishay iyo sababta loo dilay intaba.
  • Haween aan dalaaqnayn haddana, dulay cidlaa taagan Oo aan duryaad kuu dhalayn, lana daryeelaynnin Oo aqalka darintii u tiil, lagu dabayleeyey.