Qeexid
"Dadaal iyo xoon aan jirin iska doonid, iska raadin."
[-iilay, -iishay]
tiil2 ilay
tiil2 ishay
f.g1"Dadaal iyo xoon aan jirin iska doonid, iska raadin."
Wadaag:
Hawl qabashadeedu dhib tahay karti iyo dadaal dheeraad ah ku fulin.
f.mg1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Qodobka 'ta' oo noqda 'tii' kolka uu ka dabadhaco magac dhaddig, qof ka hadlaya iyo qofka lala hadlayo isla ogyihiin ama yaqaanniin. Tus. “Aaway baastadii aad karisay?”.
q.dh
Wadaag:
Nafley xarrago, xanuuun iwm la dheeldheeliyid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo dheddig ah oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn. Tus. “Waxaan arkay tii qortay buuggan?”.
mu.ac.dh
Wadaag:
Wax dhaqaalayn; beekhamayn.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Dareen uurkutaallo leh cid ku beerid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
(-faf, m.l) Kolay maqaar ama maro ka samaysan oo badarka iwm lagu shubto.
m.l
Wadaag:
Nirgo qoryo fiiqfiiqan oo si farsamo ah loo habeeyey si aysan wax u nuugin gafuurka uga xirid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Kharash maalmeed cid bixin; masaruufid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag: