Qeexid
"ld tiinna2."
"ld tiinna2."
Wadaag:
Geed aan caleemo lahayn oo korkiisa qodxo ku wada rogon; miraha geedkaas.
Macdan.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Nooc gooryaanka ka mid ah oo qaarkood ay ku dul noolyihiin xiidmaha dadka.
m.dh
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin. Tus. “Waa la ogaaday sirtiinna”. ld tiin2.
dk.lh.dh
Wadaag:
(-nno, m.dh) (fiis.) Sii deynta kaaha ka imanaya walax saxarradeedu nuugeen tamar, iyagoo gaadhaya xaalad kacsan, kaddibna ku noqday xaalad tamar hooseysa markii ay sii daayeen kaaha birlab danabowga.
m.l
Wadaag:
(kuwiinna, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin.
mu.lh.dh
Wadaag:
Nafley xarrago, xanuuun iwm la dheeldheeliyid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Qodobka 'ta' oo noqda 'tii' kolka uu ka dabadhaco magac dhaddig, qof ka hadlaya iyo qofka lala hadlayo isla ogyihiin ama yaqaanniin. Tus. “Aaway baastadii aad karisay?”.
q.dh
Wadaag:
kuwii, w Magacuyaal aan cayinnayn oo dheddig ah oo cid ama wax la isla ogaa oo maqan oo aan magaciisa la sheegayn. Tus. “Waxaan arkay tii qortay buuggan?”.
mu.ac.dh
Wadaag:
Qur'aan la dhammeeyay mar labaad ku noqosho.
f.mg1
-imay, -intay
Wadaag:
Dadaal iyo xoon aan jirin iska doonid, iska raadin.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag: