Qeexid

"(-rar,m.l) Qori sida usha u toosan oo xoog badan oo badanaa dheer oo inta dhulka lagu mudo wax celiya ama xoog tara; udub."

Qeexid Kale

T.ka kalabbarka mara oo caaradda iyo salka isu haya (caleen, waran iwm). 4. Kan u dhexeeya sanka labadiisa dul.

Qeexid Xigta

Dhis kasta oo qaabka iyo waxtarka tiirka leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tiir oo kali ah:
  • Dhamaan Garsoorka Kubada Kolleyga Soomaaliyeed Meel waliba oo dacalada Aduunka Ay ka joogaan Waxa Ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Guddoomiyaha Guddiga Olompikada soomaaliyeed ee (G.
  • Guddoomiye ku xigeenka oo ka hadlaya munaasibadda xidhitaanku wuxuu dhakhaatiirta iyo kalkaaliyeyaasha ku guubaabiyay in si waddaninimo leh ugu hawgalaan tallaalka carruurtooda. qaybta tallaalka lixda cudur ee carruurta waxyeeleeya.