Qeexid
"Cid tiiraanyo ku abuurid."
[-yeeyay, -yaysay]
tiiraanye eeyay
tiiraanye aysay
f.g2"Cid tiiraanyo ku abuurid."
Wadaag:
Qof murugsan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Harag caano ku jilcin.
Ma daroorsha ka dhigid, agloolid.
Waxyaabo aan islahayn isku qasid (arrin). 4. Qof si xun ula dhaqasho.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag:
(xis.) Xagasha ay xarriiqi la sammeyso dhidibka-x.
(xis.) Tiirada xarriiq marta baraha (x,y) iyo x2,y2) waa tiirada (y2-y1)/(x2-x1).
(xis.) Tiirada xood halkabar B waa tiirada xarriiqda taabtaha ah ee xoodka halka barta B.
m.dh
Wadaag:
(-rar,m.l) Qori sida usha u toosan oo xoog badan oo badanaa dheer oo inta dhulka lagu mudo wax celiya ama xoog tara; udub.
Dhis kasta oo qaabka iyo waxtarka tiirka leh.
T.ka kalabbarka mara oo caaradda iyo salka isu haya (caleen, waran iwm). 4. Kan u dhexeeya sanka labadiisa dul.
m.l
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Geed iskiisa isaga baxa oo xididdadiisa u ah dawo nooc ka mid ah dhiigyarida carruurta.
m.l
Wadaag:
Wax meel ku santeecin.
Wax xoojin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Neef ku soo biiray xayn xoola ah la collobid, hinaaso awgeed.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xoog aad u badan.
Dad aad u xoog badnaa oo Soomaaliya ku noolaa waa hore.
Waran tiir xooggan leh iyo samayo gaaban.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax meel cuskasho.
(f.mg) Ku t.: wax ku santeecsasho.
(f.mg) Ku t.: kaalmo darteed cid ugu xirraansho.
f.g
-saday, -satay
Wadaag: