Qeexid

"Tiiraanyo dareemid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tiiraanyoo oo kali ah:
  • Muhaajiriintan ayaa ka deggay garoonka Muqdisho iyagoo tiiraanyooday la ilmeeyay, qaarkood ay gacmaha kor u taageen iyagoo ilaah uga mahadcelinaya xaaladdi ay ka soo baxeen.
  • Madaxweynaha Jabuuti ayaa shalay gaarsiiyay Isbitaalkaas Dawo iyo raashin loogu talogalay in lagu nafaqeeyo caruurta ay nafaqodarradu hayso, isagoo aad uga tiiraanyooday caruurta ku jira isbitaalkaas kuna tilmaamay nololoosha mid aad u xun.