Qeexid

"eeg tiiri. ld tiiris."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tiirin oo kali ah:
  • Haddii aad gabay dhaadhi tahay waxad hubaashii maqashay gabayo fara badan oo dad kala duwan loo tiirinayo, haddiiba aad gabayadaas u nisbayso cidda aad u taqaanno na, dad kale ayey kariirta kaga dhegaysaa.
  • Intii ay doonto ha la ekaatee, haddaan shacabku tiirin oo taakuleyn, ta la hubaa waa in taageero kasta oo ay ka helaan waddanka dibaddiisu aysan noqon doonin mid ay Qabqableyaashu ay ku sii taagnaan karaan.