Qeexid

"eeg tiirsan. ld tiirsa-naansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tiirsanaan oo kali ah:
  • Ku tiirsanaanka ISSIMADA dhanka arimaha dowliga ah waxay sahashay sharcigii oo wiiqmay iyo horimarinta nidaamka xisbiyada badan oo dhib u dhac ku yimid.
  • · In xukuumaddu ku dadaasho inay tartiib tartiib u buuxiso farqiga dhaqaale (Economic gap) oo ay hadda buuxiyaan hay’adaha caalamig ah, si looga kaaftoomo ku tiirsanaantooda.