Qeexid
ld jitaabo.
ld jitaabo.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld jitaabi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Waxay ku qotantaa ama ku abbaaran tahay fiirsasho iyo tijaabo aan ahayn aragti.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld jitaabin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (dii.) Aqbalidda duco Ilaah loo jeediyo oo uu aqbalo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ganacsi. ld tijaarad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Wax xijaab ka dhigasho.
Qeexid Xigta: Qof muslim ah dhimasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld tijaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld tallaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Jir, derbi iwm aayar gacan u saarid.
Qeexid Xigta: Arrin iwm in yar ka sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Qoryo qallalan oo dabka lagu shido; xaabo; qoryo.
Qeexid Xigta: Alaab aan qiimo lahayn. ld jaabajaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Kaalmo; waxtar; taageero; macaawino.
Qeexid Xigta: ld tagaabeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Fogaanta u dhexeysa meesha ay kala taagan yihiin laba lugood ee qof soconaya.
Qeexid Xigta: T. qaad: arrin wax ka qabasho.
Qeexid Kale: (fk) T.t.: tartiib tartiib. ld tillaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Qoryo yaryar oo laysu soo uruuriyey.
Qeexid Xigta: Xoolo iyo dad tiro iyo tayaba liita.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dareen naxariis, rabitaan iyoxurmayn leh oo qof qof kale u hayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -btay, -batay
Qeexid: Wax la filanayay oo la waayey dib u gocasho.
Qeexid Xigta: Dhacdo godob ka tirsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]