Qeexid
"(-mayaal, m.l/dh) (nax.) Wuxuu tilmaamaa qof ama shay rugtiisa."
"(-mayaal, m.l/dh) (nax.) Wuxuu tilmaamaa qof ama shay rugtiisa."
Wadaag:
(-mayaal, m.l/dh) (kiim.) Iskudhis si geddisme ah u beddela midabka, kaas oo ku xiran, PH-ka milanka uu ku milanyahay. Mitimsyada ogsidhayn yareyntu waxay u baahan yihiin tilmaa-mayaal gaar ah.
m.l
Wadaag:
Wax la tilmaamay ahaansho.
Wax, wax caan ku ah ahaansho.
f.mg4
-mnaa, -mnayd
Wadaag:
tilmaan u yeelasho. 2. Meel ama wax tilmaantooda xafidid. 3. Meel tilmaanteeda qaadasho.
Wadaag:
eeg tilmaaman. ld tilmaamnaansho, tilmaansanaan, til maansanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Akhbaar iyo macluumaad laga siiyo cid meel ayan aqoon.
m.dh
Wadaag:
U t.: wax tilmaantooda cid u sheegid.
Cid meel ayan aqoon akhbaar iyo macluumaad ka siin.
f.g1
Wadaag:
Calaamad la isla wada yaqaan ama wax lagu aqoonsado.
Meel la isla wada yaqaan.
m.l
Wadaag: