Qeexid

"ld tilmaansasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tilmaansad oo kali ah:
  • Arrimaha ilaa xad khuseeya Carabta iyo dadka Muslimiinta ah ee la bar tilmaansado maalinkasta noloshoodada iyagoo bar tilmaameed u noqday cadawtinimo iyo rabshado.
  • Dalka Somaliland meel walba waxay leedahay tilmaan dhiig ah oo lagu tilmaansado goobtuu hebel ku dhintay ama ku dhaawacmay.