Qeexid
"ld tilmaamnaan."
"ld tilmaamnaan."
Wadaag:
tilmaan u yeelasho. 2. Meel ama wax tilmaantooda xafidid. 3. Meel tilmaanteeda qaadasho.
Wadaag:
eeg tilmaaman. ld tilmaamnaansho, tilmaansanaan, til maansanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
U t.: wax tilmaantooda cid u sheegid.
Cid meel ayan aqoon akhbaar iyo macluumaad ka siin.
f.g1
Wadaag:
Akhbaar iyo macluumaad laga siiyo cid meel ayan aqoon.
m.dh
Wadaag:
eeg dansan. ld dansanaan sho, densanaan, densanaan -sho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax la tilmaamay ahaansho.
Wax, wax caan ku ah ahaansho.
f.mg4
-mnaa, -mnayd
Wadaag: