"Hab xiiridda timaha loo qurxiyo. ld timaxiir."
Wadaag:
ld timaxiirid.
m.l
eeg tiir2.
m.f.dh
eeg tir. ld tiris2, tirniin.
Habka timaha loo jaro ama loo qurxiyo. ld timajar.
m.dh
eeg xiir. ld xiirniin.
eeg tafsiir2.
eeg tacsiir2.
Wax meel ku santeecin.
Wax xoojin.
f.g2
-iyay, -isay
Wax mustaqbalka dhici doona.
(nax.) Ammin faleed tilmaama fal aan weli dhicin.
(-layaal, m.l/dh) Jaad cawska ka mid ah.