Qeexid
"(-rro, m.dh) Weel qaab aashuun leh oo dhoobo ka samaysan muufadana lagu dubo."
"(-rro, m.dh) Weel qaab aashuun leh oo dhoobo ka samaysan muufadana lagu dubo."
Wadaag:
(kuwiinna, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin.
mu.lh.dh
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin. Tus. “Waa la ogaaday sirtiinna”. ld tiin2.
dk.lh.dh
Wadaag:
/dh (-imo, m.l) Daliigo jillicsan oo dunta u eg oo oogada dadka iyo nafleeyda kale qaarkeed ka soo baxa, mid ka mid ah.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Harag lo'aad ama geel oo inta hab gaar ah loo sameeyo xoolaha lagu waraabiyo. ld naadh.
m.l
Wadaag: