Qeexid
"eeg tiqraaran. ld taqraarnaan, taqraarnaansho, tiqraar naansho."
"eeg tiqraaran. ld taqraarnaan, taqraarnaansho, tiqraar naansho."
Wadaag:
Wax la tiqraaray ahaansho. ld taqraarqan.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-rro, m.dh) Shay adag oo la kala dhexgeliyo laba wax si ayan isu qabsan. ld taqraar1.
m.l
Wadaag:
(-ray, rtay) Shay adag laba wax kala dhex gelin si ayan isu qabsan. ld taqraar2.
f.g1
Wadaag: