Qeexid
"Wax tiradoodu xadkii dhaaftay."
"Wax tiradoodu xadkii dhaaftay."
Wadaag:
(xis.) (Summad '8') xadla'aan ka weyn tiro ama soohdin kasta oo maguuraan ah. Tusaale ahaan, ururka tirooyinka idil.
(xis.) Qiimaha xaddi oo u kordha xad la'aan. Tusaale ahaan, haddii y = 1/x, markaa y waxa ay sigaysa tirobeel marka x ay siqdo 0.
m.l
Wadaag:
Wax ama dad meel wada jooga dhanka tiradoodu u badantahay.
m.l
Wadaag:
Wax mahiigaan ah ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Loox weyn oo qoraallo ama sawirro macno gaar ah samaynaya lagu muujiyo.
m.dh
Wadaag:
(xis.) Doorsoome uu xadkiisu yahay eber. Laba doorsoome sida x iyo y oo mid kasta ku dhowaado eber, waa tirobeel yare oo isku heer ah haddii saamiga x uu yahay koobane oo aan ku dhowaan eber. Haddii x/y --> o, x waxa ay leeyahay tirobeel yare heerkiisa ka sarreeya kan y iyo haddii x/y --> '8?', xi waxay leedahay heer ka hooseeya kan y. y
m.l
Wadaag:
Geel wax ku tumasho. Rabbi m.l Weynaha dunida iyo waxa ku dul nool oo dhan abuuray; Alle; Eebbe.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
tirada dadka m.l (-oyin, ml.) 1. Ikoolajii ahaan, koox isku sinji ah oo meel ku wada nool. 2. Tirada wadarta sinjiyo ama bah kale oo noole ah oo ku nool meel la yaqaan.
Wadaag:
Ubad si habboon u barbaarin.
Xayawaan rabbaayad ka dhigid.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
Geel wax ku tumasho. Rabbi m.l Weynaha dunida iyo waxa ku dul nool oo dhan abuuray; Alle; Eebbe.
f.g2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(nax.) Tirooyinka cayima inta ay la egtahay tirada shayga laga hadlayo.
(nax.) T. jago: tiro tilmaanta sida ay u kala sarreeyaan ama darajada ka dhexeeysa noolayaal ama ashyaa.
m.l
Wadaag:
Erey, hadal ama dhawaaq afka ka soo baxay.
ld tiraabid.
m.l
Wadaag:
/dh (-byo, m.dh) Habka loo helo ama lo tirsho tira guud.
m.l
Wadaag: