Qeexid

"/dh (-byo, m.dh) Habka loo helo ama lo tirsho tira guud."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tirakoob oo kali ah:
  • Sida oo kale wuxuu Axdigu sheegaya in mudada sadexda sano ah dawlada markaas jirtaa looga baahan yahay in samayso arimo badan oo ay ugu waaweyn yihiin afti dadweyne oo la qaado iyo tirakoob shacabka oo la sameyo.
  • Dadka ku dhaqan dalka Mozambique waxa ay kor u dhaafaan 22-milyan oo ruux waana tirakoobkii la sameeyay sanadkii tagay ee 2010kii.