Qeexid
(-rcay, -ricday; -rci) Tartiib u socosho. ld turuc.
(-rcay, -ricday; -rci) Tartiib u socosho. ld turuc.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax inta ay ka koobanyihiin xisaabid.
Qeexid Xigta: Gabay, hees iwm curin.
Qeexid Kale: Ku t.: wax meel in ay ku sugan yihiin u malayn. 4. Ku t.: wax rasaas ku furid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld tirin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg tir. ld tiris2, tirniin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld tirid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg tiri. ld tiris1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Koronto.
Qeexid Xigta: Siraad gaas lagu shubo oo la neefiyo oo iftiin xoog badan bixiyo.
Qeexid Kale: T. ah: xarig saddex dhudood ah oo isku soohan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Wax muuqooda baabi'in.
Qeexid Xigta: Ka t.: wax wasakh ka sifayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Xarig saddex dhudood ah soohasho. ld tirjiso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax meel ka ba'sasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Nafley xarrago, xanuuun iwm la dheeldheeliyid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: tiro murakab m.dh (xis.) Tiro leh sansaanka a + ib, taas oo a iyo b ay yihiin tirooyin maangal ah oo i=V-1 (ama i2=-1) a waxa la yiraahdaa qaybta maangalka ah, ib-na qaybta khayaaliga ah.
m.dh
Qeexid: Hab lagu garto kolka mid mid loo soo qaado kaddib, inta inood oo wax ka koobanyahay.
Qeexid Xigta: Ari ka kooban boqol (100) neef.
Qeexid Kale: T. iyo tayo: caddad iyo qaayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: tiro Afogaadro m.dh (kiim.) Tirada atamada ama molikuyuulada ee ku jira hal mool oo walax ah. Qiimaheeduna waa 6.022 x 10 ; waxa hore loo oran jiray tirada Afogaadaro, waxaana lagu asteeyaa sum-madda NA ama L.
Qeexid: tiro kisi m.dh (xis.) Haraa la'aan tirada aan u qaybsami karin labo.
Qeexid: tiro atameed m.dh (-dyo, m.dh) Summad Z. Tirada borotoonno ee ku jira bu'da atam, le'egna tirada elektaroonnada ku dul wareegaya bu'da, marka atamku uu yahay dhexdhexaad.
Qeexid: tiro dhaban m.dh (xis) Abyoone haraa la'aan u qaybsama tirada laba; ama waa tiro idil oo aan ahayn kisi. Tusaale ahaan 6, 14 ama 24 waa tirooyin dhaban ah, waayo, 2 haraa la'aan bay qaybisaa tirooyinkaasi.
Qeexid: tiro lakab m.dh (xis.) Tiro maangal ah oo loo qori karo abyoone ahaan ama qaybta laba abyone. Tusaale ahaan, 1, 7, 540, 1/2 iyo 3/4 waa tirooyin lakab ah. (Barbardhig tiro lakab la').
Qeexid: tiro maangal m.dh (xis.) Summad R: urur ka kooban dhammaan tirooyinka lakab ah iyo kuwa lakabka la'.
m.dh
Qeexid: (xis.) Summado loo adeegsado tirinta iyo cabbirid-da.Tirooyinka hadda guud ahaan la adeegsado waxa ay ku salaysanyihiin habdhis salkiisu yahay Hindi Carab.
Qeexid Xigta: (xis.) Tiro kasta oo ah maangal ama murakab waxa jiro noocyo badan oo tirooyin ah: (b) tirsiimo (abyoone togan) (t) tiro idil (j) abyooneyaasha (x) tiro lakab ah (kh) tiro lakab la'.
Qeexid Kale: (nax.) Koox naxweed oo waxqabadkeedu yahay in ay tilmaanto cadad dad, xayawaan iyo shay oo giddigooda ah tirsamayaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Xarig si tirjis ah loo sameeyay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]