Qeexid
"eeg tirigsan. ld tirigsanaansho."
"eeg tirigsan. ld tirigsanaansho."
Wadaag:
Xarig si tirjis ah loo sameeyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg giigsan. ld giigsanaansho, giijisanaan, giijisanaan- sho.
m.f.dh
Wadaag:
Xarig saddex dhudood ah soohasho. ld tirjiso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg irkigsan. ld argag sanaan, argagsanaansho, erkegsanaan, erkegsan
m.f.dh
Wadaag:
eeg hugsan. ld hugnaan, hugnaansho, hugsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax la tiriyey ahaansho.
Ka t.: wax, wax kale ka mid ah ahaansho.
Ku t.: wax, wax kale ku jira ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: