Qeexid
"Xarig saddex dhudood ah soohasho. ld tirjiso."
[-saday, -satay]
tirigs aday
tirigs atay
f.g3"Xarig saddex dhudood ah soohasho. ld tirjiso."
Wadaag:
Xarig si tirjis ah loo sameeyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax durugsan gaaritaankooda ku dadaalid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax inta ay ka koobanyihiin xisaabid.
Gabay, hees iwm curin.
Ku t.: wax meel in ay ku sugan yihiin u malayn. 4. Ku t.: wax rasaas ku furid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Wax xisaabasho.
(f.g) Ka t.: cid xumaan u geysasho.
(f.g) Ka t.: cid xil kala wareegid. 4. (f.mg) La t.: qof la caytamid.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
Koronto.
Siraad gaas lagu shubo oo la neefiyo oo iftiin xoog badan bixiyo.
T. ah: xarig saddex dhudood ah oo isku soohan.
m.l
Wadaag:
tiro Afogaadro m.dh (kiim.) Tirada atamada ama molikuyuulada ee ku jira hal mool oo walax ah. Qiimaheeduna waa 6.022 x 10 ; waxa hore loo oran jiray tirada Afogaadaro, waxaana lagu asteeyaa sum-madda NA ama L.
Wadaag:
tiro atameed m.dh (-dyo, m.dh) Summad Z. Tirada borotoonno ee ku jira bu'da atam, le'egna tirada elektaroonnada ku dul wareegaya bu'da, marka atamku uu yahay dhexdhexaad.
Wadaag:
tiro dhaban m.dh (xis) Abyoone haraa la'aan u qaybsama tirada laba; ama waa tiro idil oo aan ahayn kisi. Tusaale ahaan 6, 14 ama 24 waa tirooyin dhaban ah, waayo, 2 haraa la'aan bay qaybisaa tirooyinkaasi.
Wadaag:
tiro lakab m.dh (xis.) Tiro maangal ah oo loo qori karo abyoone ahaan ama qaybta laba abyone. Tusaale ahaan, 1, 7, 540, 1/2 iyo 3/4 waa tirooyin lakab ah. (Barbardhig tiro lakab la').
Wadaag: