Qeexid
"ld tirin."
"ld tirin."
Wadaag:
Wax inta ay ka koobanyihiin xisaabid.
Gabay, hees iwm curin.
Ku t.: wax meel in ay ku sugan yihiin u malayn. 4. Ku t.: wax rasaas ku furid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ood la gooyey oo is-haysata oo hal mar qof qaadi karo; jebis.
m.l.u
Wadaag:
Koronto.
Siraad gaas lagu shubo oo la neefiyo oo iftiin xoog badan bixiyo.
T. ah: xarig saddex dhudood ah oo isku soohan.
m.l
Wadaag:
Xarig saddex dhudood ah soohasho. ld tirjiso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
tiro atameed m.dh (-dyo, m.dh) Summad Z. Tirada borotoonno ee ku jira bu'da atam, le'egna tirada elektaroonnada ku dul wareegaya bu'da, marka atamku uu yahay dhexdhexaad.
Wadaag:
tiro murakab m.dh (xis.) Tiro leh sansaanka a + ib, taas oo a iyo b ay yihiin tirooyin maangal ah oo i=V-1 (ama i2=-1) a waxa la yiraahdaa qaybta maangalka ah, ib-na qaybta khayaaliga ah.
Wadaag:
tiro Afogaadro m.dh (kiim.) Tirada atamada ama molikuyuulada ee ku jira hal mool oo walax ah. Qiimaheeduna waa 6.022 x 10 ; waxa hore loo oran jiray tirada Afogaadaro, waxaana lagu asteeyaa sum-madda NA ama L.
Wadaag:
Xarig si tirjis ah loo sameeyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
tiro dhaban m.dh (xis) Abyoone haraa la'aan u qaybsama tirada laba; ama waa tiro idil oo aan ahayn kisi. Tusaale ahaan 6, 14 ama 24 waa tirooyin dhaban ah, waayo, 2 haraa la'aan bay qaybisaa tirooyinkaasi.
Wadaag:
tiro lakab m.dh (xis.) Tiro maangal ah oo loo qori karo abyoone ahaan ama qaybta laba abyone. Tusaale ahaan, 1, 7, 540, 1/2 iyo 3/4 waa tirooyin lakab ah. (Barbardhig tiro lakab la').
Wadaag:
tiro maangal m.dh (xis.) Summad R: urur ka kooban dhammaan tirooyinka lakab ah iyo kuwa lakabka la'.
Wadaag:
Caws gaaggaaban oo iduhu aad u jecel yihiin oo ka baxa meelaha biyo qabatinka leh.
m.l
Wadaag: