Qeexid
"Magac oggolaada in uu noqdo wadar, wuxuuna tilmaamaa wax tirsama. Tus. “buug, qalin, qof, iwm”."
"Magac oggolaada in uu noqdo wadar, wuxuuna tilmaamaa wax tirsama. Tus. “buug, qalin, qof, iwm”."
Wadaag:
Wax la tiriyey ahaansho.
Ka t.: wax, wax kale ka mid ah ahaansho.
Ku t.: wax, wax kale ku jira ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(nax.) Magac aan oggolaanin in uu noqdo wadar, wuxuuna tilmaama shay aan tirsamin, sida: biyo, sonkor, saliid; si wadar looga dhigo waa in erey kale loo raadiyaa sida: biyo badan iwm.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax xisaabasho.
(f.g) Ka t.: cid xumaan u geysasho.
(f.g) Ka t.: cid xil kala wareegid. 4. (f.mg) La t.: qof la caytamid.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
(-syo, m.dh) Xoolaha inteeda dheddig ee xilliga rimi karta.
m.dh
Wadaag:
Wax la tiiriyey ahaansho.
Ku t.: cid, cid kale kaalmo ka hesha ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Abyooneyaasha togan ee 1 ,2 ,3... ayaa lagu magacaabaa tirooyinka tirsiimo, waxa kale oo la yiraahdaa tirooyinka wax lagu tirsado ama abyooneyaasha togan (eeg abyoone).
m.l.u
Wadaag:
Ku t.: qof wax ku khasbid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
tiro lakab m.dh (xis.) Tiro maangal ah oo loo qori karo abyoone ahaan ama qaybta laba abyone. Tusaale ahaan, 1, 7, 540, 1/2 iyo 3/4 waa tirooyin lakab ah. (Barbardhig tiro lakab la').
Wadaag:
tiro dhaban m.dh (xis) Abyoone haraa la'aan u qaybsama tirada laba; ama waa tiro idil oo aan ahayn kisi. Tusaale ahaan 6, 14 ama 24 waa tirooyin dhaban ah, waayo, 2 haraa la'aan bay qaybisaa tirooyinkaasi.
Wadaag:
tiro atameed m.dh (-dyo, m.dh) Summad Z. Tirada borotoonno ee ku jira bu'da atam, le'egna tirada elektaroonnada ku dul wareegaya bu'da, marka atamku uu yahay dhexdhexaad.
Wadaag:
tiro Afogaadro m.dh (kiim.) Tirada atamada ama molikuyuulada ee ku jira hal mool oo walax ah. Qiimaheeduna waa 6.022 x 10 ; waxa hore loo oran jiray tirada Afogaadaro, waxaana lagu asteeyaa sum-madda NA ama L.
Wadaag:
Wax inta ay ka koobanyihiin xisaabid.
Gabay, hees iwm curin.
Ku t.: wax meel in ay ku sugan yihiin u malayn. 4. Ku t.: wax rasaas ku furid.
f.g2
-iyay, -isay