Qeexid

Geed mayrax ka samysan oo kolka cunnada la cuno faraha lagu tirtiro.

Qeexid Xigta

Wax kasta lagu tirtiro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine